HomeCaalamkaRa'iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulan yeeshay

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed oo shalay gelinkii dambe gaaray dalka Jabuuti ayaa waxa uu la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan ayaa xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada dalka jabuuti, waxaana labada dhinac ay kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii dowladda […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed oo shalay gelinkii dambe gaaray dalka Jabuuti ayaa waxa uu la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Kulankaan ayaa xalay ka dhacay Xarunta Madaxtooyada dalka jabuuti, waxaana labada dhinac ay kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo sidii dowladda Jabuuti xiriir Wanaagsan ula sameyn laheyd ra’iisul Waasaaraha Cusub ee dalka itoobiya Abiy Axmed.

- Advertisement -

Inta uu ku sugan yahay dalka Jabuuti Abiy Axmed ayaa waxa uu booqan doonaa xarumo ku yaalla gudaha dalkaasi Jabuuti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories