HomeCaalamkaMaraykanka oo ku baaqay in dalka Iiraan lagu soo rogo Cunaqabatayn Cusub

Maraykanka oo ku baaqay in dalka Iiraan lagu soo rogo Cunaqabatayn Cusub

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Mike Pompeo ayaa hadalkaasi ka sheegay dalka Sacuudiga oo uu haatan booqanayo, wuxuuna sheegay inuu Madaxda Sacuudiga kala tashanayo qorshahaasi. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo dhowr maalmood ka hor loo magacaabay Xilkaasi, waxaa la filayaa inuu maanta la kulmo Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis iyo Dhaxal-sugaha, Maxamed Salmaan. Dhinaca kale, Mike Pompeo waxaa la filayaa inuu booqasho […]

- Advertisement -

Mike Pompeo ayaa hadalkaasi ka sheegay dalka Sacuudiga oo uu haatan booqanayo, wuxuuna sheegay inuu Madaxda Sacuudiga kala tashanayo qorshahaasi.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka oo dhowr maalmood ka hor loo magacaabay Xilkaasi, waxaa la filayaa inuu maanta la kulmo Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis iyo Dhaxal-sugaha, Maxamed Salmaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Mike Pompeo waxaa la filayaa inuu booqasho ku tago Israel iyo Urdun, isago oMadaxda dalalkaasi kala hadli doona Xaalladihi iugu dambeeyey ee Bariga Dhexe iyo Khatarta Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories