HomeCaalamkaDowladda Masar oo loogu baaqay in laga hortago Xasaasiyadda ay Turkiga iyo...

Dowladda Masar oo loogu baaqay in laga hortago Xasaasiyadda ay Turkiga iyo Qatar ku yeesheen Arrimaha gudaha Somalia

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Xisbiga Jiilka Dimuqraadiyadda ama (The Democratic Generation Party) ee dalka Masar, Naaji Al-shahaabi ayaa sheegay inay Somalia muhiim u tahay Ammaanka Masar iyo dalalka kale ee Carabta, gaar ahaan dalalka Gacanka Carbeed. Waxa uu intaasi ku daray inay taasi tahay sababta aysan Masar uga aamusi Karin, inta ay Xooggaga Gobalka doonayaan inay soo af-jaraan […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga Jiilka Dimuqraadiyadda ama (The Democratic Generation Party) ee dalka Masar, Naaji Al-shahaabi ayaa sheegay inay Somalia muhiim u tahay Ammaanka Masar iyo dalalka kale ee Carabta, gaar ahaan dalalka Gacanka Carbeed.

Waxa uu intaasi ku daray inay taasi tahay sababta aysan Masar uga aamusi Karin, inta ay Xooggaga Gobalka doonayaan inay soo af-jaraan Isku-daygooda khatarta leh.

- Advertisement -

“Ammaanka Somalia waxa uu awood toos ah ku leeyahay Ammaanka Masar, Gcaanka Carabta iyo Waqooyiga Afrika” ayuu yiri Guddoomiyaha Xisbiga Jiilka Dimuqraadiyadda ama (The Democratic Generation Party) ee dalka Masar, Naaji Al-shahaabi.

Waxa uu intaasi ku daray inaysan Masar awoodi Karin inay qeybta muhiimka ee Amniga Qarankooda  uga tagaan Gacmaha dalalka kale.

Dhinaca kale, Xisbiyadda Siyaasadda ee dalka Masar waxay ugu baaqeen Dowladda Masar in laga hortago Xasaasiyadda ay Turkiga iyo Qatar ku yeesheen Arrimaha gudaha ee Somalia, iyadoo ay dalalkaasi sii ololinayaan Xiisadda u dhexeysa DFS iyo Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Xeeldheerayaasha Masaarida waxay walaac xooggan ka bixiyeen in Deganaansho La’’aanta ka jirta Somalia ay khatar gelin karto Ammaanka Gacanka Baabul-mandab, Badda Cas iyo Kanaalka Suweys ee dalka Masar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories