HomeWararDiyaarad sida gargaar loo wado Baladweyne oo ka duushay Muqdisho

Diyaarad sida gargaar loo wado Baladweyne oo ka duushay Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Diyaaradan oo u kireysan Hay’adda WFP ayaa sida gargaar loogu talo galay Shacabka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Goordhow ayaa la filayaa in diyaaradaas ay ka degto Magalada Dhuusamareeb si safar dhinaca dhulka ah loogu geeyo gargaarka ay wado Magalada Baladweyne maadaama Garoonkii magaladaas uu mudo Saddex todobaad ah […]

- Advertisement -

Diyaaradan oo u kireysan Hay’adda WFP ayaa sida gargaar loogu talo galay Shacabka uu saameeyey fatahaada Wabiga ee Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Goordhow ayaa la filayaa in diyaaradaas ay ka degto Magalada Dhuusamareeb si safar dhinaca dhulka ah loogu geeyo gargaarka ay wado Magalada Baladweyne maadaama Garoonkii magaladaas uu mudo Saddex todobaad ah xiran yahay.

- Advertisement -

Boqolaal ka barakacay fatahaada uu ka sameeyey Wabiga Shabeelle Magalada Baladweyne ayaa ku sugan duleedka magaladaas kuwaas oo ay ku heystaan dhibaatooyin nololeed.

Tallaabadaan gargaarka loo geynayo Magalada Baladweyne ayaa ka dambeysa kadib baaqyo ka yimid Madaxda dowladda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories