HomeWararDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo tijaabadii Saddexaad u galeysa in laga cafiyo deymaha

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo tijaabadii Saddexaad u galeysa in laga cafiyo deymaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka sheegay Safarkiisii Mareynka ee la xiriiray arimaha deymaha iyo maalgashiga in tijaabo la marsiinayo Wasaarada Maaliyadda taa oo la xiriirta hanaanka maareynta Maaliyada. Wasiir Beyle ayaa sheegay in tijaabadaas ay iminka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka sheegay Safarkiisii Mareynka ee la xiriiray arimaha deymaha iyo maalgashiga in tijaabo la marsiinayo Wasaarada Maaliyadda taa oo la xiriirta hanaanka maareynta Maaliyada.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in tijaabadaas ay iminka gabo gabo tahay imtixaanka seddexaad ee hadda horyaala Wasaaradiisana uu yahay Howlaha Mideynta Canshuuraha Dalka iyo Kheybsiga Kheyraadka

- Advertisement -

Wasiirka ayaa dhinaca kale soo hadal qaaday xaalada bini’aadanimo ee ka taagan deegaanada Hirshabelle gaar ahaan Gobolka Hiiraan,masiibadaa ayuu sheegay in wadajir looga bixi karo iyaguna ay dhankooda doorkooda caawineed ay qaadan doonaan.

Xukuumada Federalka ayaa sanadkii dhamaaday waxa ay isku howshay sidii Beesha caalamka ay ugu kalsoonaa lahaayeen nidaamka Daah furnaan ee Howlaha Xukuumada si looga cafiyo deymaha dalka lagu leeyahay,hanaankaas ayaa dhowr tijaabo marayo mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda waxa ay rajo wanaagsan ka muujinayaa in  deymaha laga cafiyo si lacago shilin Somali ah ay u soo daabacaan.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Wariye Saleemaan Xaaji Axmed Raage.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts