HomeCaalamkaCiyaartii u dhaxeysay Xulalka 17-jirada Soomaaliya iyo Tanzania oo dib u bilaabatay

Ciyaartii u dhaxeysay Xulalka 17-jirada Soomaaliya iyo Tanzania oo dib u bilaabatay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kadib daqiiqado ay hakad ku jirtay Ciyaartii u dhaxeysay Xulalka 17-jirada Soomaaliya iyo Tanzania kadib markii roob xooggan uu ka bilaawday Garoonkii  lagu ciyaarayay ayaa markale Ciyaartii dib loo bilaabay. Ciyaarta ayaa xillli ay socotay mudo 8 Daqiiqo ah hakad la geliyay,iyada oo aan lagu cyaari Karin Garoonka iyada oo uu roob da’ayo. Bilaawgii ciyaarta […]

- Advertisement -

Kadib daqiiqado ay hakad ku jirtay Ciyaartii u dhaxeysay Xulalka 17-jirada Soomaaliya iyo Tanzania kadib markii roob xooggan uu ka bilaawday Garoonkii  lagu ciyaarayay ayaa markale Ciyaartii dib loo bilaabay.

Ciyaarta ayaa xillli ay socotay mudo 8 Daqiiqo ah hakad la geliyay,iyada oo aan lagu cyaari Karin Garoonka iyada oo uu roob da’ayo.

- Advertisement -

Bilaawgii ciyaarta u dhaxeysa xulalka Soomaaliya iyo Tanzania ayaa waxaa awood  sareeyay xulka Soomaaliya,waxana Ciyaarta gobjoog ka ah oo daawaya Masuuliyiin ka tirsan dowladda sida Ra’iisul Wasaare ku xiegenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) Afhayeenka Wasaaradda Amniga Cabdi Casiis Xildhibaan,Siyaasiga Salaad Cali Jeelle,Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed iyo masuuliyiin kale.

Natiijada Ciyaartaas ka soo baxda kala socda Radiodalsan.com

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories