HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo goobjoog ka noqon doona finalka Ciyaarta Xulka 17-jirada Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo goobjoog ka noqon doona finalka Ciyaarta Xulka 17-jirada Soomaaliya & Tanzania

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa go’aansaday inuu goobjoog ka noqdo finalka koobka bariga & bartamaha Africa oo ay cayaarayaan wiilasha 17-jirada ah ee dalkeena. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu u duulo dalka Burundi si uu goobjoog ka noqdo finalka koobka bariga & bartamaha Africa oo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa go’aansaday inuu goobjoog ka noqdo finalka koobka bariga & bartamaha Africa oo ay cayaarayaan wiilasha 17-jirada ah ee dalkeena.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu u duulo dalka Burundi si uu goobjoog ka noqdo finalka koobka bariga & bartamaha Africa oo ay Cayaarayaan Xulka 17-jirada ah ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa ay Dalsan u xaqiijiyeen in Madaxweyne Farmaajo Maanta ama gelinka hore ee Beri uu u ambabixi doono dalka Burundi oo Sanadkaan martigelinayay koobka bariga & bartamaha Africa.

Waa markii ugu horeysay oo Xulka Soomaaliya ay soo gaaraan kama dambeysta koobka bariga iyo bartamaha afrika,iyada oo Shacabka Soomaaliyeed ay aad u soo dhaweeyeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories