HomeWararMaamulka Hir-Shabeelle oo Warka soo saaray dhibaatooyinka ka jira degaannada Maamulkaas(War-saxaafadeed)

Maamulka Hir-Shabeelle oo Warka soo saaray dhibaatooyinka ka jira degaannada Maamulkaas(War-saxaafadeed)

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn  culus ku yeelatay bulshada. Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa lagu dalbaday in loo soo gurmado Shacabka uu waxyeeleeyey fatahaada Wabiga Shabeelle. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran.

- Advertisement -

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne, taasi oo saameyn  culus ku yeelatay bulshada.

Sidoo kale War-Saxaafadeedka ayaa lagu dalbaday in loo soo gurmado Shacabka uu waxyeeleeyey fatahaada Wabiga Shabeelle.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories