HomeCaalamkaFalastiiniyiin lagu dilay iyo kuwo lagu dhaawacay Dibadbaxyo ka dhacay Xuduudka Marinka...

Falastiiniyiin lagu dilay iyo kuwo lagu dhaawacay Dibadbaxyo ka dhacay Xuduudka Marinka Qasa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciiddanka Yuhuudda waxay shalay toogasho ku dileen 3 Falastiiniyiin ah, halka ay in ka badan 950 ku dhawaaceen Dibadbaxaasi oo Jimco kasta si joogto ah uga dhacay dhulalka ay Yuhuudda boobka ku haysato. Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaana ka qeyb galay Dibadbaxaasi lagu doonayo inay Reer Falastiiniyiin dib ugu laabtaan dhulkii horey looga soo barakiciyey sannadkii […]

- Advertisement -

Ciiddanka Yuhuudda waxay shalay toogasho ku dileen 3 Falastiiniyiin ah, halka ay in ka badan 950 ku dhawaaceen Dibadbaxaasi oo Jimco kasta si joogto ah uga dhacay dhulalka ay Yuhuudda boobka ku haysato.

Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaana ka qeyb galay Dibadbaxaasi lagu doonayo inay Reer Falastiiniyiin dib ugu laabtaan dhulkii horey looga soo barakiciyey sannadkii 1948-kii.

- Advertisement -

Dibadbaxyadda Reer Falastiin oo shalay galay Jimcihii 5-aad waxaa wadarta dadka lagu dilay  gaartay 45 qof, halka in ka badan 6,000 lagu dhaawacay, tan iyo markii ay Dibadbaxyadda bilowdeen 30-kii bishii Maarso ee sannadkan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories