HomeWararFaah faahin qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho

Faah faahin qarax Gaari oo ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Qaraxaan ayaa saakay waxa uu ka dhacay agagaarka Xarunta Hay’adda Unicef ay ku leedahay degmada Waaberi,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaari lagu xiray kadibna uu qarxay. Dadka deegaanka qaarkood oo aan la hadalnay ayaa waxa ay Dalsan sheegeen in gaariga oo ahaa nooca loo yaqaano PREMIO uu yaallay meel Wadada agteeda ah,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan ayaa saakay waxa uu ka dhacay agagaarka Xarunta Hay’adda Unicef ay ku leedahay degmada Waaberi,waxana la sheegay in uu ahaa mid gaari lagu xiray kadibna uu qarxay.

Dadka deegaanka qaarkood oo aan la hadalnay ayaa waxa ay Dalsan sheegeen in gaariga oo ahaa nooca loo yaqaano PREMIO uu yaallay meel Wadada agteeda ah,isla markaana ay ciidamadu ka shakiyeen balse daqiiqado akdib uu qarxay.

- Advertisement -

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in gaariga uu lahaa Shaqsi u Shaqeynayay dowaldda Soomaaliya balse aan weli la xaqiijin halka uu sida rasmiga uga shaqeynayay,isla markaana aan wax khasaaro ah kas oo gaarin qaraxaas.

Dad ka agdhaw Xaafada Unicefta ayaa iyana waxa ay sheegeen in qaraxa ay ku dhaawacmeen laba ruux oo uu mid ka mid ah yahay taliye ku xigeenka Ciidanka Nabadsugida degmada Waaberi iyo qof kale oo Shacab ah.

Mudo daqiiqado ah ayaa waxaa xirnaa isu socodka dadka io Gaadiidka wallow markii dambe dib loo furay Wadada.

- Advertisement -

Maamulka degmada Waaberi weli wax faah faahin intaasi dheer ah kama biixn qaraxaas gaari ee saakay ka dhacay gudaha degmada Waaberi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts