HomeWararDhageyso:-Qoysas farabadan oo uu go’doomiyey fatahaada Wabiga Shabeelle

Dhageyso:-Qoysas farabadan oo uu go’doomiyey fatahaada Wabiga Shabeelle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Deegaanka Lugbari oo qiyaastii 6km dhinaca Waqooyi Galbeed kaga began  Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Wararka naga soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in qoysas farabadan ay ka soo barakaceyn kadib markii uu ku soo fatahay Wabiga Shabeelle. Qoysas farabadan oo ka soo cararay fatahaadaas ayaa iyaga oo Warbaahinta la hadlayya ayaa waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Deegaanka Lugbari oo qiyaastii 6km dhinaca Waqooyi Galbeed kaga began  Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Wararka naga soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in qoysas farabadan ay ka soo barakaceyn kadib markii uu ku soo fatahay Wabiga Shabeelle.

Qoysas farabadan oo ka soo cararay fatahaadaas ayaa iyaga oo Warbaahinta la hadlayya ayaa waxa ay sheegen in guryahoodii uu ka soo qixiyey farhaada Wabiga Shabeelle,isla markaana ay dabaal uga soo baxeyn deegaanadoodii uu ka kas oo barakiciyey fatahaada.

- Advertisement -

Waxa ay ka codsadeen maamulka Hir-Shabeelle iyo dowladda Soomaaliya in ay gurmad la soo gaaraana maadaama weli dad ay ku go’doonsan yihiin tuulooyinkii ay ka soo barakaceyn,isla markana aysan heysan hooy iyo baad intaba.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shalay waxa uu sheegay in dhibaatada ka jirta deegaannada Gobolka Hiiraan ay tahay mid ka awood badan Maamulka hir-Shabeelle.

Hoos Ka Dhageyso Codadka qaar ka mid ah dadka soo barakacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts