HomeWararDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka yeelaneysa xaalada Baladweyne

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka yeelaneysa xaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socda Hay’addaha gaar gaarka ayaa maanta kulan deg deg ah waxa ay ka yeelanayaan dhibaatooyinka waqtigaan ka jira Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan. Xogheyaha Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya Maxamed Cumar Macalin ayaa sheegay in dadka gudaha dalka ku barakacay ay aad u farabadan yihiin,kuwaas oo ka kala yimid deegaannada […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socda Hay’addaha gaar gaarka ayaa maanta kulan deg deg ah waxa ay ka yeelanayaan dhibaatooyinka waqtigaan ka jira Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Xogheyaha Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya Maxamed Cumar Macalin ayaa sheegay in dadka gudaha dalka ku barakacay ay aad u farabadan yihiin,kuwaas oo ka kala yimid deegaannada Jubbland iyo Hir-Shabeelle,

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ay maanta isugu imaanayaan Madaxda Hay’addaha ka howlgalla dalka si caawin deg deg ah loola gaaro dadka ay dhibaatada ku heysato Magalada Baladweyne.

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa badi dadkii ku nool ay ka barakaceyn,iyada oo gudaha Magalada ay biyo buux dhaafiyeen,waxana Madaxweynaha Hir-Shabeelle uu dalbaday in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka uu saameeyey fatahaada Wabiga Shabeelle.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xogheyaha Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya Maxamed Cumar Macalin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories