HomeCaalamkaDEG DEG:-Turkiga oo Gargaar Bani'aadanimo geynaya M/Baladweyne

DEG DEG:-Turkiga oo Gargaar Bani’aadanimo geynaya M/Baladweyne

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa gar gaarkii ugu horeeyay gaarsiineysa shacabka magaalada baladweyne ee uu ku fatahay wabiga Shabeelle. Turkiga oo ah walaalka dhabta ah ee Somalia isla markaana shacabka Somaliyed u gurmada waqtiga saxda ee loo baahanyahay ayaa gar gaarka bini aadmino uga jawaabaya cabashada shacabka reer HIiiraan oo ay cunooyinkoodii iyo guryahoodii […]

- Advertisement -

Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa gar gaarkii ugu horeeyay gaarsiineysa shacabka magaalada baladweyne ee uu ku fatahay wabiga Shabeelle.

Turkiga oo ah walaalka dhabta ah ee Somalia isla markaana shacabka Somaliyed u gurmada waqtiga saxda ee loo baahanyahay ayaa gar gaarka bini aadmino uga jawaabaya cabashada shacabka reer HIiiraan oo ay cunooyinkoodii iyo guryahoodii ay baabi’iyeen fatahaada wabiga.

- Advertisement -

Kumanaan ruux ayaa ku barakay fatahaada wabiga magaalada Beledweyne iyadoo ay sii kordhayeen baaqyada ku aadan in loo gurmado shacabka reer Hiiraan ee fatahaadu saameysay.

Ra’iisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre iyo madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kamid ah mas’uuliyiintii ugu horeysay ee ku baaqay in si deg deg ah looga jawaabo baaqa shacabka reer Hiiraan isla markaana gurmad deg deg ah loo fidiyo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories