HomeCaalamkaBoliska Uganda oo 2 qof oo Muslim ah ku dilay Masjid ku...

Boliska Uganda oo 2 qof oo Muslim ah ku dilay Masjid ku yaalla Kampala

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Afhayeenka Boliska Uganda, Emilian Kayima ayaa sheegay inay Boliska Waaberigii hore ee saakayto Hawlgal ka fuliyeen Masjidka USAFI ee Xaafadda Kisenyi iyo goobo kale oo ku yaalla gudaha iyo daafaha magaalladda Kampala. Afhayeenka oo Hadal kooban siiyey Weriyayaasha, waxa uu xusay inay Ciiddanku Toogasho ku dileen 2 nin oo uu ku tilmamaay inay Argagixiso ahaayeen, […]

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska Uganda, Emilian Kayima ayaa sheegay inay Boliska Waaberigii hore ee saakayto Hawlgal ka fuliyeen Masjidka USAFI ee Xaafadda Kisenyi iyo goobo kale oo ku yaalla gudaha iyo daafaha magaalladda Kampala.

Afhayeenka oo Hadal kooban siiyey Weriyayaasha, waxa uu xusay inay Ciiddanku Toogasho ku dileen 2 nin oo uu ku tilmamaay inay Argagixiso ahaayeen, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Afhayeenka Boliska Uganda, waxa uu tilmamaay inay Hawlgalkaasi ku qabteen tiro Eedeysanayaal lala xiriirinayo waxa uu ugu yeeray Argagixiso iyo Xag-jir.

Ma aha markii ugu horreysay o oay Hay’addaha Ammaaanka ee Uganda weeraraan Masjidyo ku yaalla dalkaasi.

Sannadkii la soo dhaafay, waxay Boliska dalkaasi  weerareen Masjidka Nakasero, oo ay ka so oqabteen 13 qof oo Muslim ah, kuwaasi oo wax yar la sii daayey, iyadoo Ciiddanku sheegeen in la soo siiyey Warbixin Sirdoon oo qalad ahayd.

- Advertisement -

Xigasho: The Monitor

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories