HomeCaalamkaItoobiya oo Dooneysa In Ciidamada AMISOM Sii Joogaan Somalia

Itoobiya oo Dooneysa In Ciidamada AMISOM Sii Joogaan Somalia

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda Itoobiya Meles Alem, ayaa sheegay in Itoobiya ay dooneyso in howlgalka nabad ilaalinta caalamiga ee midowga Afrika uu sii joogo Somalia. Afhayeenka oo wariyayaasha la hadlay ayaa waxa uu sheegay in howlgalka loo baahanyahay inuu sii joogo Somalia ilaa laga wiiqayo awoodda Al-Shabaab. Ciidamada AMISOM ayaa la keenay Somalia sanadkii 2007-dii […]

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibedda Itoobiya Meles Alem, ayaa sheegay in Itoobiya ay dooneyso in howlgalka nabad ilaalinta caalamiga ee midowga Afrika uu sii joogo Somalia.

Afhayeenka oo wariyayaasha la hadlay ayaa waxa uu sheegay in howlgalka loo baahanyahay inuu sii joogo Somalia ilaa laga wiiqayo awoodda Al-Shabaab.

- Advertisement -

Ciidamada AMISOM ayaa la keenay Somalia sanadkii 2007-dii si ay uga hortagaan qatarta Al-Shabaab.

Midowga ayaa ku dhawaaqayay qorshe lagu dhimayo ciidamada AMISOM  taasoo ugu dambeyn keeneysa in ciidamada AMISOM ay guud ahaan isaga baxaan dalka mas’uuliyadda amnigana ay ku wareejiyaan ciidamada Somalia.

Meles Alem, ayaa sheegay in loo baahanyahay in Al-Shabaab cagta la mariyo aadna loo wiiqo, ciidamada AMISOM ay sii joogaan Somalia ilaa Al-Shabaab laga dhigayo kuwo aan qatar badan lahayn.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories