HomeWararGaari qaad siday oo lagu rasaaseeyey Duleedka Magalada Muqdisho

Gaari qaad siday oo lagu rasaaseeyey Duleedka Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi lagu rasaaseeyey Gaari Hoomey oo ay saarnaayeen haween ka Ganacsada qaadka. Nin ku labisan dareeska Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in uu raseesay gaariga oo ahaa nooca Soomaalidu u taqaano Hoomeyda,waxana goobjoogayaal ay sheegayaan in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow halkaasi lagu rasaaseeyey Gaari Hoomey oo ay saarnaayeen haween ka Ganacsada qaadka.

Nin ku labisan dareeska Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay in uu raseesay gaariga oo ahaa nooca Soomaalidu u taqaano Hoomeyda,waxana goobjoogayaal ay sheegayaan in ay ku dhaawacmeen lab Haween ah,kuwaas oo la geeyey Isbitaalka Albiri oo ku yaalla agagaarka Siinka-dheer ee duleedka Muqdisho.

- Advertisement -

Gaariga Hoomeyda ah ee qaadka siday ayaa ka tegay magaalada muqdisho isaga oo ku sii jeeday degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose oo uu qaadka u waday.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta Askariga uu gaariga u rasaaseeyey wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka xanaaqay Biyo dhiiqo ah oo uu gaariga ku firdhiyey Askariga,iayada oo uu goobta ka baxsaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts