HomeWararAkhriso:-Wararkii ugu dambeeyey dilka dhacay Magalada Muqdisho

Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyey dilka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil Kooxo hubeysan ay Gabaldhicii Caawa ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in ay toogteen Askari ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya iyaga oo kadibna goobta ka baxsaday. Askariga la dilay ayaa Caanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil Kooxo hubeysan ay Gabaldhicii Caawa ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in ay toogteen Askari ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya iyaga oo kadibna goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Askariga la dilay ayaa Caanka ahaa deamada Waaberi,waxana magaciisa lagu sheegay Axmed Maxamuud Buule,waxana goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda kuwaas oo meydkii goobta ka qaaday.

Xaalada goobtii uu dilka ka dhacay ayaa haatan ah mid degan,waxana howlgal koobnaa ka sameeyey ciidamada dowladda wallow aysan dilkaas weli dad u qaban.

Maamulka degmada Waaberi weli wax faah faahin ah kama bixin dilkaas,waxa uuna ku soo aadayaa xilli xalay Fiidkii Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hurwaa lagu dilay Darawal Mooto Bajaaj.

- Advertisement -

Dilalka qorsheysan ayaa marwalba ka dhaca Muqdisho,waxana barbar socda howlgallo ay sameynayaan ciidamada dowladda soomaaliya balse aan weli dilalkaas oo ay sheegtaan Al-Shabaab aysan ciidamadu dad u qaban.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts