HomeWararSawirro:-Ku-dhawaad 40 qof oo ku dhaawacmay dhul-gariir ka dhacay Turkiga

Sawirro:-Ku-dhawaad 40 qof oo ku dhaawacmay dhul-gariir ka dhacay Turkiga

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wakalladda Waerka Turkiga ee ANADOLU NEWS AGENCY ayaa sheegtay inuu Waaberigii hore ee saakayto uu dhul-gariir ka dhacay Gobalka ADIYAMAN ee K/bari ee dalkaasi, iyadoo ay 39 qof ku dhaawacmeen dhul-gariirkaasi. Wasiirka Caafimadda ee Turkiga, AXMED DEMIRKAN ayaa sheegay in 35 ka mid ah 39-kaasi qof la daaweeyey, wuxuuna xusay inaysan jirin dad ay xaalladooda […]

- Advertisement -

Wakalladda Waerka Turkiga ee ANADOLU NEWS AGENCY ayaa sheegtay inuu Waaberigii hore ee saakayto uu dhul-gariir ka dhacay Gobalka ADIYAMAN ee K/bari ee dalkaasi, iyadoo ay 39 qof ku dhaawacmeen dhul-gariirkaasi.

Wasiirka Caafimadda ee Turkiga, AXMED DEMIRKAN ayaa sheegay in 35 ka mid ah 39-kaasi qof la daaweeyey, wuxuuna xusay inaysan jirin dad ay xaalladooda liidato.

- Advertisement -

Dhul-garirka oo lagu qiyaasay 5.2 ee Halbeegga lagu cabiro Dhul-gariirka waxaa ku xigay 8 dhul-ruxun oo aad u yar-yaraa.

Dhinaca kale, Dhamaan Dugsiyadda Hoose iyo kuwa Sare ee ku yaalla Gobalka ADIYAMAN ee uu dhul-gariirku ka dhacay ayaa maanta la wada xiray.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories