HomeWararSawirro:-Dagaal ka dhacay Xerada Imaaraadka ee Muqdisho iyo faah faahin…

Sawirro:-Dagaal ka dhacay Xerada Imaaraadka ee Muqdisho iyo faah faahin…

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Dagaal u dhaxeeyey Ciidamo kawada tirsan dowladda ayaa la sheegay in uu ka dhacay Xerada Imaaraadka ay ciidamada ku tababari jireyn ee Gen,Golden halkaas oo maalma kahor ay Dowladda Soomaaliya la wareegtay Ciidankii ay Imaaraadka tababareen.

Dagaalka ayaa wararka aan helnay waxa ay sheegayaan in uu salka ku haayo in Saraakiil ka tirsan ciidamada Milateriga ay iskudayeen in ay Gawaarida Ciidamada oo ay ka tageen Imaaraadka ee Xeradaas ku suygnaa balse ay ka diideen Ciidamadii ku sugnaa digsiga tababarka Gen,Golden.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay Xaafadaha ku dhow dhow Xerada sida Tarabuunka agagaarka Kulliyada Jaale Siyaad iyo Warshada Caanaha welina lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,iyada oo weli aysan ka hadlin laamaha amniga Soomaaliya.

Xaalada goobtii uu dagaalka ka dhacay ayaa haatan kacsan,waxaana ciidamada ay tababartay dowladda Imaaraadka eek u sugan yihiin Xerada Gen,Golden,sida ay dadka deegaanka Dalsan u sheegeen.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo dhowr tallaabo u jirta halka uu dagaalka ka socdo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories