HomeCaalamkaJeneral u dhashay Waqooyiga Kuurya oo khatar ugu jira in la dilo

Jeneral u dhashay Waqooyiga Kuurya oo khatar ugu jira in la dilo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Jeneral u dhashay Waqooyiga Kuuryaa oo khatar ugu jira in la dilo, kadib, markii uu hurday xilli uu Hoggaamiyaha dalkaasi jeedinayey Khudbad. Taliyaha Ciiddanka Waqooyiga Kuurya, RI MAYONG SU ayaa la sheegay in la sawiray isagoo ku dhex hurdayey Dhismo  uu Hoggamaiyaha Waqooyiga Kuurya, KIM JONG UN ka jeedinayey Khudbadii uu kaga dhawaaqay inay joojin […]

- Advertisement -

Jeneral u dhashay Waqooyiga Kuuryaa oo khatar ugu jira in la dilo, kadib, markii uu hurday xilli uu Hoggaamiyaha dalkaasi jeedinayey Khudbad.

Taliyaha Ciiddanka Waqooyiga Kuurya, RI MAYONG SU ayaa la sheegay in la sawiray isagoo ku dhex hurdayey Dhismo  uu Hoggamaiyaha Waqooyiga Kuurya, KIM JONG UN ka jeedinayey Khudbadii uu kaga dhawaaqay inay joojin doonaan Barnaamijka Nukliyeerka iyo Tijaabinta Gantaalladda isaga kala gudbi kara Qaaradaha.

- Advertisement -

Jeneralkaasi ayaa laga cabsi qabaa inuu dil ku muteysto arrintaasi.

Muuqaalo uu baahiyey Telefishinka Dowladda Waqooyiga Kuurya ayaa waxaa ka sioo muuqday Taliyaha oo hoos u foorara, isla markaana indhaha isku haya, xilli uu fadhiyey Dhismaha Aqalka sare ee Dadka ee ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Biyoonyeng.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories