HomeCaalamkaDalxiisayaal u dhashay dalka Shiinaha oo ku geeriyooday Shil Gaari

Dalxiisayaal u dhashay dalka Shiinaha oo ku geeriyooday Shil Gaari

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Shiinaha ayaa lagu sheegay inay tiro Dalxiisayaal ah ku geeriyoodeen shil gaari oo saakayto ka dhacay Gobalka HAWANAGHE ee Waqooyiga dalkaasi. Lama sheegin tirada ku geeriyootay iyo kuwa ku dhaawacmay shilkaasi Dhinaca kale, TwitterkaTelefishinka Dowladda Shiinaha ayaa qoray inay in ka badan 30 Dalxiisayaal Shiinees ah geeriyootay, […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Shiinaha ayaa lagu sheegay inay tiro Dalxiisayaal ah ku geeriyoodeen shil gaari oo saakayto ka dhacay Gobalka HAWANAGHE ee Waqooyiga dalkaasi.

Lama sheegin tirada ku geeriyootay iyo kuwa ku dhaawacmay shilkaasi

- Advertisement -

Dhinaca kale, TwitterkaTelefishinka Dowladda Shiinaha ayaa qoray inay in ka badan 30 Dalxiisayaal Shiinees ah geeriyootay, kadib, markii uu Baskii ay la socdeen ka dhacay Buundo ku taalla dalka Waqooyiga Kuurya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories