HomeCaalamkaBaasaboorka Somalia oo heerkii ugu hooseeyay ka galay Qiimeynta Baasabooradda Caalamka

Baasaboorka Somalia oo heerkii ugu hooseeyay ka galay Qiimeynta Baasabooradda Caalamka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Hay’adda Henley & Partners waxay dhawaan soo daabacday  Qiimeynta Tayada Baasaboorada Caalamka (Quality of Nationality Index) ee sannadkii hore ee 2017-kii, waxaana Qiimayntaasi lagu soo bandhigay Heerarka iyo Qiimaha mudnaanta ee Baasabooradda 209-Waddan. Qiimeynta Tayada Baasabooraddaasi waxaa lagu saleeyey 3 arrin oo ay ku jiraan Safarka bilaa Fiisaha (visa-free travel), Awoodda Baasabooradda ee dhinaca Deganaanshaha […]

- Advertisement -

Hay’adda Henley & Partners waxay dhawaan soo daabacday  Qiimeynta Tayada Baasaboorada Caalamka (Quality of Nationality Index) ee sannadkii hore ee 2017-kii, waxaana Qiimayntaasi lagu soo bandhigay Heerarka iyo Qiimaha mudnaanta ee Baasabooradda 209-Waddan.

Qiimeynta Tayada Baasabooraddaasi waxaa lagu saleeyey 3 arrin oo ay ku jiraan Safarka bilaa Fiisaha (visa-free travel), Awoodda Baasabooradda ee dhinaca Deganaanshaha iyo sida loogu  shaqeysan karo dalalka Dibedaha  (The capacity to settle and work abroad).

- Advertisement -

Tobanka Waddan ee Qaaradda Europe ee ugu horreeya Qiimeyntaasi ayaa kala ah:  Faransiiska, Jarmalka, Iceland, Denmark, Netherland ama Holland, Finland, Talyaaniga, Ireland, Austria iyo Switzerland.

Dhinaca kale, Tobanka Waddan ee Baasabooradooda heerka ugu hooseeya ka galay Qiimeyntaasi ayaa kala ah Somalia, Afganistan, Iraq, South Sudan, Afrikada Dhexe, Syria, Yemen, Eritrea, Burundi, Kongada Dimuqraadiga, Pakistan iyo Ethiopia.

Baasaboorka Djibouti waxa uu galay Kaalinta 155-aad, halka Kenya ka gashay kaalinta 132-aad, Ethiopia kaalinta 158-aad, Uganda kaalinta 140-aad. Burundi kaalinta 160-aad, iyadoo Masar ay gashay kaalinta 135-aad.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, dalkeenna Somalia waxa uu Qiimeyntaasi ka galay Kalainta 167-aad,  mana aha markii ugu horreysay ee Baasaboorka Somalia ka galay Heerka ugu hooseeya ee Qiimeyntaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories