HomeCaalamkaTirada dadka Soomaalida ee u geeriyoota Wasaqowga Hawada oo sii korortay

Tirada dadka Soomaalida ee u geeriyoota Wasaqowga Hawada oo sii korortay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Hay’adda Caalamiga ee  “State of Global Air” ayaa soo saartay Warbixin Cusub oo ay ku soo bandhigtay dhibaatadda Wasaqowga Hawada (Air Pollution) kala kulmaan dadka ku nool  dalalka Caalamka. Warbixinta waxaa lagu xusay inay dad badan ku caburmaan, una geeriyoodaan Hawada Wasaqaysan ee ka dhasha Qiiqa Wershadaha, Gaadiidka iyo Matooradda kale. 95% Wasaqowga Hawada ee […]

- Advertisement -

Hay’adda Caalamiga ee  “State of Global Air” ayaa soo saartay Warbixin Cusub oo ay ku soo bandhigtay dhibaatadda Wasaqowga Hawada (Air Pollution) kala kulmaan dadka ku nool  dalalka Caalamka.

Warbixinta waxaa lagu xusay inay dad badan ku caburmaan, una geeriyoodaan Hawada Wasaqaysan ee ka dhasha Qiiqa Wershadaha, Gaadiidka iyo Matooradda kale.

- Advertisement -

95% Wasaqowga Hawada ee Dadyowga Caalamka waxay ku nool yihiin Deegaan aysan tayada Hawada la mid ahayn Heerka ay Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO soo bandhigtay ee loo yaqaano PM 2.5

Warbixinta Hay’adda Caalamiga ee  “State of Global Air” waxaa kaloo lagu xusay inay jiraan 13 Waddan oo ay sii kordhayso dadka u geeriyoodo Wasoqwga Hawada, kuwaasi oo  ay ka mid yihiin Somalia, Sierra Leone, Chad, Toogo, Waqooyiga Kuurya,  Ayfori Kosti iyo jesiiradaha Soloman Islands.

Warbixinta waxaa lagu xusay in Tirada dhimashadda dedega ee boqolkii kun ee qof ee Soomaali ah tahay 240 qof, halka tirada guud ee dadka u dhinta Wasaqowga Hawada ee Somalia gaartay 56,100 qof, waa sida lagu xusay Warbixinta  Hay’adda Caalamiga ee  “State of Global Air”

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories