HomeCaalamkaSawirro:-Markab taagan Dekada Muqdisho iyo Qalabkii Imaaraadka oo lagu rarayo..

Sawirro:-Markab taagan Dekada Muqdisho iyo Qalabkii Imaaraadka oo lagu rarayo..

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

  Dekada Muqdisho waxaa taagan Markab lagu Magacaabo  (JABAL ALI 7)uu leeyahay imaaraadka Carabta kaas oo la doonayo in lagu raro Qalabka milateri ee Imaaaradka ka yaalla gudaha Magalada Muqdisho. Maalma ka hor Imaaraadka Carabta ayaa Qalabkii Milateri oo isugu jiray Gawaarida aan Xabada Karin ee loo yaqaano Bilid Proof,Gawaarida ay isticmaalayeen Saraakiisha tababarayaasha ahaa […]

- Advertisement -

 

Dekada Muqdisho waxaa taagan Markab lagu Magacaabo  (JABAL ALI 7)uu leeyahay imaaraadka Carabta kaas oo la doonayo in lagu raro Qalabka milateri ee Imaaaradka ka yaalla gudaha Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Maalma ka hor Imaaraadka Carabta ayaa Qalabkii Milateri oo isugu jiray Gawaarida aan Xabada Karin ee loo yaqaano Bilid Proof,Gawaarida ay isticmaalayeen Saraakiisha tababarayaasha ahaa ee Imaaraadka waxaa laga soo daad gureeyey xerada Tababarka Gen,Golden oo ay ciidamada dowladda ku tababari jireyn.

Dad ku sugan Dekada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in uu socdo raritaanka markabka ka yimid Imaaraadka,isla markaana ay ku raranayaan Qalabkoodii Milateri ee ka yaallay Muqdisho.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dhawaan ku dhawaaqday in ay joojisay howlihii tababareed oo ay ka waday Soomaaliya,kadib khilaafkii u dhaxeeyay Imaaraadka iyo Dowladda Soomaaliya oo sii xoogeystay.

- Advertisement -

Shalay ayaa sidoo kale dowladda Soomaaliya waxa ay la wareegtay Ciidamadii ay tababareyn Imaaraadka ee ku sugan Xerada Tababarka Gen,Golden,iyada oo hadda wixii ka dambeeya Mushaaraadkooda iyo xaquuqdooda ay dowladda Soomaaliya bixin doonto.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Markabka Imaaraadka ee taagan dekada Muqdisho.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories