HomeCaalamkaDiyaarad Daroon ah oo lagu soo riday meel ku dhow Qasriga Boqortooyadda...

Diyaarad Daroon ah oo lagu soo riday meel ku dhow Qasriga Boqortooyadda Sacuudiga.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ciiddanka dalkaasi ayaa la sheegay inay toogteen Diyaaradaasi, iyadoo Baraha Bulshada la soo dhigay is-rasaasayn kooban oo ka dhacday Deegaanka lagu soo riday Diyaaradaasi. Afhayeenka rasmiga ee Boliska caasimadda Sacuudiga ee Riyaad ayaa xaqiijiyey in Diyaaradaasi fiidnimadii xalay lagu soo riday Bar Kontorool oo ku taalla Xaafadda KHUZAAMA ee Riyaad, wuxuuna xusay inay socdaan baaritaanka arrintaasi. Dhinaca […]

- Advertisement -

Ciiddanka dalkaasi ayaa la sheegay inay toogteen Diyaaradaasi, iyadoo Baraha Bulshada la soo dhigay is-rasaasayn kooban oo ka dhacday Deegaanka lagu soo riday Diyaaradaasi.

Afhayeenka rasmiga ee Boliska caasimadda Sacuudiga ee Riyaad ayaa xaqiijiyey in Diyaaradaasi fiidnimadii xalay lagu soo riday Bar Kontorool oo ku taalla Xaafadda KHUZAAMA ee Riyaad, wuxuuna xusay inay socdaan baaritaanka arrintaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Sarkaal sare oo codsaday inaan magaciisa la shaacinin ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee REUTERS inuusan Boqor Salmaan xilligaasi joogin Qasriga oo uu ku maqnaa Beer uu ku lahaa DeegaankaDIRIYA.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories