HomeCaalamkaXuutiyiinta oo taageeray Dowladda Soomaaliya una digay Imaaaraadka Carabta

Xuutiyiinta oo taageeray Dowladda Soomaaliya una digay Imaaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxa Golaha Sare ee Kacaanka Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yeman, Maxamed Cali Al-xuuti ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Tuwitter-ka ee @Moh_Alhouthi Maxamed Cali Al-xuuti waxa uu qoraalkiisa ku muujiyey Taageeradda uu u hayo Somalia, kadib, markii uu aad u xumaaday Xiriirka Diplomaasiyadeed ee Dolwadaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta. Waxa uu […]

- Advertisement -

Madaxa Golaha Sare ee Kacaanka Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yeman, Maxamed Cali Al-xuuti ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Tuwitter-ka ee @Moh_Alhouthi

Maxamed Cali Al-xuuti waxa uu qoraalkiisa ku muujiyey Taageeradda uu u hayo Somalia, kadib, markii uu aad u xumaaday Xiriirka Diplomaasiyadeed ee Dolwadaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta.

- Advertisement -

Waxa uu ku eedeeyey Imaaraadka inay faragelin ku hayaan Arrimaha Gudaha Somalia, isla markaana ay dhaawacayaan Xuduudka dhuleed ee Midnimadda Somalia iyo Hawlaha ay Imaaraadka Carabta ka wadaan gudaha Somalia.

Waxa uu ugu baaqay Imaaraadka inay  isaga soo baxaan Somalia.

Dhinaca kale, Madaxa Golaha Sare ee Kacaanka Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka dagaalanta dalka Yeman, Maxamed Cali Al-xuuti waxa uu Twitter-kiisa ku ammaanay dadka Soomaalida oo u xusay inay Maraykanka bareen Cashar aysan illaabi doonin, isagoo hadalkaasi ugala jeeday Dagaalkii Askarta Maraykanka lagala hor yimid sannadihii 1990-aadkii, waa sida u uhadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hadalka Hoggaamiyahaasi Guddiga Sare ee Kacaanka ee Kooxda Xuutiyiinta ayaa ku soo beegmay iyadoo uu meesha ugu xun marayo Xiriirka Diplomaasiyadeed ee DFS iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo maalmo ka hor Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde lagu qabtay Diyaarad laga leeyahay Imaaraadka oo waday lacag dhan 9.6 million oo Dollar.

Mid ka mid ah sababaha ugu waa weyn ee xumeeyey Xiriirka Labada Dowladood ah ayaa ah Heshiiska ay Shirkadda Dekedaha Dubai ee DP World la gashay Maamulka Soomaaliland iyo Dowladda Ethiopia si ay u wadaagaan Saamiga ka soo xerooda Hawlaha Dekedda magaalladda Berbera.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories