HomeCaalamkaCiidamo ka socda Dalka Urdun oo markii ugu horeysay ku soo biiray...

Ciidamo ka socda Dalka Urdun oo markii ugu horeysay ku soo biiray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Boqorka dalkaasi, Cabddalla Al-Thaani ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu la kulmay Mudanayaal ka tirsan Kongareeska dalka Maraykanka. Sida lagu soo daabacay Wargeysyo ka soo baxa dalalka Carabta ayaa lagu sheegay inuu Boqorku markii ugu horeysay shaaciyey inay Ciiddankiisa ku sugan yihiin Somalia, kuwaasi oo qeyb ka ah Ciiddamadda Caalamiga ee ee qeybta ka ah […]

- Advertisement -

Boqorka dalkaasi, Cabddalla Al-Thaani ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu la kulmay Mudanayaal ka tirsan Kongareeska dalka Maraykanka.

Sida lagu soo daabacay Wargeysyo ka soo baxa dalalka Carabta ayaa lagu sheegay inuu Boqorku markii ugu horeysay shaaciyey inay Ciiddankiisa ku sugan yihiin Somalia, kuwaasi oo qeyb ka ah Ciiddamadda Caalamiga ee ee qeybta ka ah Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab.

- Advertisement -

Waxa uu xusay inay Ciiddan ka socda Milliteriga dalkiisa ay ka feer dagaalamaan Ciiddanka Khaaska ee Britain (SAS) ee Hawlgalka u jooga Somalia.

Dhinaca kale, Boqorka dalka Urdun, Cabddalla Al-Thaani waxa uu tilmaamay inay Iskaashi Milliteri wada leeyihiin Ciiddanka Britain iyo kuwa Kenyanka ee ka hawl-gala Somalia, wuxuuna hoosta ka xariiqay inaan Alshabaab looga guuleysan Karin haddii aysan Caalamka u midoobin dagaalkaasi, waa sida uu hadalka u dhigay.

Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay oo la shaaciyo inuu dalka Urdun o oka mid ah dalalka Carabta qeyb ka yahay Hawlgalka ay Milliteriga Britain kula dagaalamayaan Alshabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories