HomeCaalamkaXulka Kubada Cagta 17 jirada Soomaaliya oo guulka gaaray dhigooda Kenya

Xulka Kubada Cagta 17 jirada Soomaaliya oo guulka gaaray dhigooda Kenya

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Da’yarta 17 jirada ayaa galabta waxa ay guul muhiim ah ka gaareen dhigooda Kenya kadib kulan ay Galabta la yeesheen kaas oo ahaa kulankoodii ugu dambeeyey ee heerka is-araga Group-yada. Ciyaarta Galabta oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa qeybtii hore ee Ciyaarta ay Da’yarta 17 jirada Soomaaliya soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xulka Qaranka Kubadda Cagta ee Da’yarta 17 jirada ayaa galabta waxa ay guul muhiim ah ka gaareen dhigooda Kenya kadib kulan ay Galabta la yeesheen kaas oo ahaa kulankoodii ugu dambeeyey ee heerka is-araga Group-yada.

Ciyaarta Galabta oo aheyd mid aad u xiiso badan ayaa qeybtii hore ee Ciyaarta ay Da’yarta 17 jirada Soomaaliya soo bandhigeen Ciyaar aad loogu riyaaqay.

- Advertisement -

Qeybtii labaad ee Ciyaarta ayaa labada dhinac waxa soo maray fursado qaali ah,waan Ciyaartii ay ku soo dhamaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Xulka 17 jirada dalkeena Soomaaliya.

Xulka Soomaaliya ayaa haatan u soo gudbtay Afar Dhamaadka,iyada oo Group A ay ka soo wada baxeyn Soomaaliya iyo Kenya,waxaana Group-ka isaga haray Xulka Burundi oo tartanka martigelinaya iyo Xulka Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts