HomeCaalamkaMuwaadiniin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Zambia

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu xiray dalka Zambia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waaxda Socdaalka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay Xabsiga dhigeen Muwaadin Somali ah, halka mid kalena laga soo masaafuriyey dalkaasi. Shabakadda Wararka ee Lusakatimes.com ayaa qortay inay Ciiddanku qaadeen Hawlgal lagu baadi-goobayey Ajaaniib la sheegay inay ku lug leeyahay Hawlaha Tahriibka ee dadka lagu soo geliyo dalkaasi iyo kuwa u sii gudba dalka Koonfu Africa. […]

- Advertisement -

Waaxda Socdaalka ee dalkaasi ayaa la sheegay inay Xabsiga dhigeen Muwaadin Somali ah, halka mid kalena laga soo masaafuriyey dalkaasi.

Shabakadda Wararka ee Lusakatimes.com ayaa qortay inay Ciiddanku qaadeen Hawlgal lagu baadi-goobayey Ajaaniib la sheegay inay ku lug leeyahay Hawlaha Tahriibka ee dadka lagu soo geliyo dalkaasi iyo kuwa u sii gudba dalka Koonfu Africa.

- Advertisement -

Hawlgalkaasi oo ka dhacay guud ahaan dalka Zambiaa ayaa la sheegay in 5 Ajaaniib ah oo uu ku jiray Muwaadin Somali ah oo lagu qabtay caasimadda dalkaasi ee Lusaka.

Dhinaca kale, Muwaadin Somali ayaa laga soo  masaafuriyey magaalladda KABWE eedalkaasi, kadib, markii uu soo dhamaystay Xabsigii uu ku muteystay imuu si sharci-darro ah ku joogay Zambia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories