HomeCaalamkaDacwad lagu soo oogay Muwaadin Soomaaliyeed oo dhowr qof ku dilay Maraykanka

Dacwad lagu soo oogay Muwaadin Soomaaliyeed oo dhowr qof ku dilay Maraykanka

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Maxamed Jaamac oo ah Dareewal waday gaari Xamuul oo shil wadareed geystay ayaa la sheegay inuu shalay iskiisa isugu dhiibay Saraakiisha Xabsiga magaalladda MADISON ee Gobalka KOLARAADO. Maxamed Jamaac ayaa ku eedeysan shil gaadiid badan oo isku dhacay bishii November 21-dii ee sannadkii hore. Shilkaasi waxaa ku geeriyootay 4 qof, halka 11-kalena ku dhawaacmeen.Maamulayaasha magaalladda […]

- Advertisement -

Maxamed Jaamac oo ah Dareewal waday gaari Xamuul oo shil wadareed geystay ayaa la sheegay inuu shalay iskiisa isugu dhiibay Saraakiisha Xabsiga magaalladda MADISON ee Gobalka KOLARAADO.

Maxamed Jamaac ayaa ku eedeysan shil gaadiid badan oo isku dhacay bishii November 21-dii ee sannadkii hore.

- Advertisement -

Shilkaasi waxaa ku geeriyootay 4 qof, halka 11-kalena ku dhawaacmeen.Maamulayaasha magaalladda Madison ayaa sheegay inuu shilkaasi dhacay, xilli uu Maxamed Jamaac oo waday Cagaf- uu ku guul-daraystay inuu u socdo si tartiib iyo inuu ka istaago Gaadiid ka soo baxayey Deegaan u udhismo ka socday.

Dhinaca kale, Xeer-ilaaliyaha Gobalka Madison, TOM GIBBON ayaa sheegay haddii Maxamed Jaamac lagu helo dhamaan Dembiyadda lagu soo oogay inuu Xabsiga ku dhamaysan doono inta ka harsan Noloshiisa.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories