HomeCaalamkaShirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta lagu ansixinayo Safiirada 11 Dal

Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta lagu ansixinayo Safiirada 11 Dal

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulankoodii qamiislaha ah maanta ku yeelanay Xafiiska Ra’isilwasaaraha ayaa magacaabayo safiirada qaar kamid ah wadamada caalamka. Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah kulankodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho,waxana la filayaa in la sameeyo Magacaabis. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in […]

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo kulankoodii qamiislaha ah maanta ku yeelanay Xafiiska Ra’isilwasaaraha ayaa magacaabayo safiirada qaar kamid ah wadamada caalamka.

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah kulankodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho,waxana la filayaa in la sameeyo Magacaabis.

- Advertisement -

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta la magacabi doono safiirada qaar ka mid ah Wadamada Caalamka ee saaxiibka la ah dalka Soomaaliya.

Ilaa 11 Safiir ayaa macquul ah in Maanta la magacaabo,kuwaas oo la filayo in ay bedelaan Safiiro horay Shaqada looga eryay.

Wadamada maanta Safiirada loo Magacaabi doono ee Caalamka ayaa ahaa mudo dhowr bilood ah kuwo Safiir la’aan ahaa,waxaana si KMG ah u haayay ku xigeenadoodii.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories