HomeCaalamkaSawirro:-Guddoomiye Tuulax oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga

Sawirro:-Guddoomiye Tuulax oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Kusimaha Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socotay dowladda Taliyaaniga. Guddoomiye Tuulax  ayaa wafdiga waxey kawada hadleen Sidii loo dhisi lahaa Xarumaha Booliska Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Sidii Wax loogu qaban lahaa barakacayasha. Kusimaha Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku […]

- Advertisement -

Kusimaha Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socotay dowladda Taliyaaniga.

Guddoomiye Tuulax  ayaa wafdiga waxey kawada hadleen Sidii loo dhisi lahaa Xarumaha Booliska Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Sidii Wax loogu qaban lahaa barakacayasha.

- Advertisement -

Kusimaha Gudoomiyha Gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa uga mahad celiyey dowladda Talyaaniga caawinta dowladda Soomaaliya,iyada oo horay qalab ugu wareejisay dowladda Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories