HomeCaalamkaDowladda Iiraan oo sheegtay inaan dalkeeda laga isticmaali doonin Lcaagaha Dollarka

Dowladda Iiraan oo sheegtay inaan dalkeeda laga isticmaali doonin Lcaagaha Dollarka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Go’aankaasi ayaa lagu dhawaaqay shalay oo ay Iiraaniyiinta u dabaal degayeen Maalinta u Khaaska ah Ciiddankooda. Wakaalladda Wararka Dowladda Iiraan ee IRNA ayaa sheegtay inu ujiro qorshe lagu joojinayo isticmaalka Lacagaha Dollarka, iyadoo lagu bedeli doono Lacagaha EURO ee laga isticmaalo dalalka Midowga Europe. Wakaalladu ma sheegin xilliga rasmiga ee la dhaqan gelinayo joojinta Lacagaha […]

- Advertisement -

Go’aankaasi ayaa lagu dhawaaqay shalay oo ay Iiraaniyiinta u dabaal degayeen Maalinta u Khaaska ah Ciiddankooda.

Wakaalladda Wararka Dowladda Iiraan ee IRNA ayaa sheegtay inu ujiro qorshe lagu joojinayo isticmaalka Lacagaha Dollarka, iyadoo lagu bedeli doono Lacagaha EURO ee laga isticmaalo dalalka Midowga Europe.

- Advertisement -

Wakaalladu ma sheegin xilliga rasmiga ee la dhaqan gelinayo joojinta Lacagaha Dollarka, waxayna arrintaan ku soo beegantay iyadoo Iiraan iyo Maraykanka ka dhexeeyo Ficiltan Siyaasadeed oo is-diidan.

Dhinaca kale, Bangiga Dhexe ee Iiraan ayaa sheegay inay Dollarka siin doonaan oo keliya Macaamiisha u diiwan gashan, isla markaana uu isticmaalka Dollarka ee suuqyada sharci-darro yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories