HomeWararDhageyso:-Cabsi ka jirta Magalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan

Dhageyso:-Cabsi ka jirta Magalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Iyada oo maalmihii la soo dhaafay uu roobka da’ayay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa hadana waxaa jirta cabsi soo wajahday dadka ku nool Magaladaas taas oo ku aadan in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle ee mara gobolka Hiiraan. Wariyaheena Axmed Dirir Nuur oo ku sugan Baladweyne ayaa soo sheegaya in roobkii ka’day Baladweyne […]

- Advertisement -

Iyada oo maalmihii la soo dhaafay uu roobka da’ayay Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa hadana waxaa jirta cabsi soo wajahday dadka ku nool Magaladaas taas oo ku aadan in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle ee mara gobolka Hiiraan.

Wariyaheena Axmed Dirir Nuur oo ku sugan Baladweyne ayaa soo sheegaya in roobkii ka’day Baladweyne uu saameyn ku yeeshay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne oo maalmaahan aan Shaqeyn halka Wadooyinka qaar uu xiray.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Wabiga xilligaan uu yahay mid aad u buux dhaafiyey,isla markaana ay ka casbi qabaan dadka reer Baladweyne in uu fatahaad sameeyo,isla marakaana badi dadkii deganaa Jiinka Wabiga ay barakaceyn.

Hadaba Hoos Ka Dhageyso Wararkii u dambeeyey ee saakay Magalada Baladweyne.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories