HomeWararDhageyso:-Booliska Soomaaliland oo Warka soo saaray sababtii loo xiray Boqor Buur Madoow

Dhageyso:-Booliska Soomaaliland oo Warka soo saaray sababtii loo xiray Boqor Buur Madoow

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland Feysal Xiis oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Boqor Buurmadow uu ku dhaqaaqay falal qarandumis ah taasoo uu sheegay inay hayaancadeymahooda. Afhayeenka ayaa waxa uu sheegay in Boqor Buurmadoow ay la tiigsan doonaan maxkamad maadaama uu sheegay in falalka uu ku dhqaaqay ay yihiin kuwo liddi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland Feysal Xiis oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in Boqor Buurmadow uu ku dhaqaaqay falal qarandumis ah taasoo uu sheegay inay hayaancadeymahooda.

Afhayeenka ayaa waxa uu sheegay in Boqor Buurmadoow ay la tiigsan doonaan maxkamad maadaama uu sheegay in falalka uu ku dhqaaqay ay yihiin kuwo liddi ku ah qarannimada Somaliland,isla markaana uu faafiyay warar been ah oo sal iyo raad toona aan lahayn.

- Advertisement -

Waxa uu hadakiisa intaas sii raaciyay afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland in Boqor Buurmadow lagusoo qabtay warqad waaran ah,kadib markii Boqor Buurmadow uu tegay Puntland Iyada oo inaysan jirin cid u fasaxday.

Ma ahan wax ku cusub in deegaannada Soomaaliland lagu xiro dad lagu eedeynayo in ay kas oo horjeedan Qaranimada Maamulkaas,waxana weli u xiran Abwaan Naciimo Abwan Qorane iyo Maxamed Keyse Bigeeye oo labaduba lagu eedeeyey in ay ku dhaqaaqeen waxyaabo lidi ku ah qaranimada soomaaliland sida ay hadalka u dhigeyn Madaxda Soomaaliland.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland Feysal Xiis.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts