HomeCaalamkaDambiilayaal u dhashay Maraykanka oo lagu helay inay qarxin lahaayeen Dhismooyin ay...

Dambiilayaal u dhashay Maraykanka oo lagu helay inay qarxin lahaayeen Dhismooyin ay dad Somali ah deggan yihiin

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Garsoore Federaal ayaa ku dhawaaqay in 3 nin oo Maraykan ah lagu helay qorshe ay ku doonayeen inay ku qarxiyaan Dhismahaasi iyo Masjid ku yaalla Gobalka Kansas. Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen inay Eedeysanayaasha ka tirsan yihiin Maleeshiyo deggan Gobalka Kansas oo isku magacowda The Kansas Security Force, waxaa lagu helay inay gudaha Maraykanka ka fulin lahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garsoore Federaal ayaa ku dhawaaqay in 3 nin oo Maraykan ah lagu helay qorshe ay ku doonayeen inay ku qarxiyaan Dhismahaasi iyo Masjid ku yaalla Gobalka Kansas.

Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen inay Eedeysanayaasha ka tirsan yihiin Maleeshiyo deggan Gobalka Kansas oo isku magacowda

- Advertisement -

The Kansas Security Force, waxaa lagu helay inay gudaha Maraykanka ka fulin lahaayeen Fal Argagixiso oo ay ku beegsan lahaayeen Dhismayaasha ay deggan yihiin  dadka Muslimiinta, gaar ahaan Soomaaalida ku nool Gobalkaasi.

Saddexda Eedeysane oo lagu kala magacaabo

Curtis Allen, Gavin Wright iyo Patrick Eugene Stein waxaa la xiray bishii October ee sannadkii 2016-kii, kadib, markii lagu qabtay waxyaabaha laga farsameeyo qaraxyadda, si ay ugu weeraraan Masjid iyo Dhismo ay Qoysas Soomaaliyeed ka deggan yihiin Gobalka Kansas.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha ayaa wajahi doona Xabsi Daa’in, waxaana Maxkamadda la soo taaagi doonaa bisha June ee soo socota.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts