HomeCaalamkaSawirro:-Dhimasho ka dhalatay Qarax Matoor Diyaaradeed oo ka dhacay Hawada Sare ee...

Sawirro:-Dhimasho ka dhalatay Qarax Matoor Diyaaradeed oo ka dhacay Hawada Sare ee Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Diyaarad Rakaab oo ay la socdeen 149 qof ayaa la sheegay inuu mid ka mid ah Matoorkeeda qarxay, xilli ay Diyaaradda ku jirtay Duullimaad ay isaga kala gooshaysay nagaallooyinka Dallas iyo New York. Hadal ka soo baxay Shirkadda SOUTHWEST AIRLINES ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Rakaabka oo da’diisu ahayd 43-jir ku geeriyooday, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad Rakaab oo ay la socdeen 149 qof ayaa la sheegay inuu mid ka mid ah Matoorkeeda qarxay, xilli ay Diyaaradda ku jirtay Duullimaad ay isaga kala gooshaysay nagaallooyinka Dallas iyo New York.

Hadal ka soo baxay Shirkadda SOUTHWEST AIRLINES ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah Rakaabka oo da’diisu ahayd 43-jir ku geeriyooday, hala haweeney kalena ku dhawacantay qaraxaasi.

- Advertisement -

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa Boeing 737-700 ayaa la sheegay inay si degdeg ah u fariisatay Garoon ku yaalla magaalladda FILADELFIYA eee Gobalka FENASLALFAANIYA ee dalka Maraykanka.

Dhinaca kale, qeybo ka mid ah Matoorka qarxay ayaa laga helay magaalladda BERNEFIILE oo 70 mayl u jirta Garoonka FILADELFIYA.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts