HomeCaalamkaSawirro:-Ciiddamo ka socda dalka Sierra Leone oo soo gaaray Somalia, kana hawl-geli...

Sawirro:-Ciiddamo ka socda dalka Sierra Leone oo soo gaaray Somalia, kana hawl-geli doona Jubbaland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Dowladda Sierra Leona waxay Somalia u soo dirtay 160 Ciiddan Bolis ah, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona Hawlgalka Boliska AMISOM ka wadaan Somalia. 145 Askari oo ka socda dalkaasi ayaa shalay ka degay Dekedda Kismaayo, waxayna ku biiri doonaa Koox hordhac ah oo ka kooban 16 Sarkaal oo iyagu mar sii horreysay gaaray magaalladda […]

- Advertisement -

Dowladda Sierra Leona waxay Somalia u soo dirtay 160 Ciiddan Bolis ah, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona Hawlgalka Boliska AMISOM ka wadaan Somalia.

145 Askari oo ka socda dalkaasi ayaa shalay ka degay Dekedda Kismaayo, waxayna ku biiri doonaa Koox hordhac ah oo ka kooban 16 Sarkaal oo iyagu mar sii horreysay gaaray magaalladda Kismaayo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha Guutada Ciiddanka Sierra Leone ee soo gaaray Somalia, Mustafa Saleymaan Kambeh oo ka hadlay Qaabilaad ka dhacday Kismaayo waxa u usheegay inay ka go’an tahay inay taageeraan AMISOM iyo Somalia.

Si kastaba ha ahaatee, Ciiddanka  dalka Sierra Leone ee soo gaaray Somalia waxay noqdeen Ciiddanka ugu badan ee Boliska AMISOM ee ku sugan Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories