HomeCaalamkaMaxaa ka jira in khilaaf uu soo kala dhex galay Dowladaha...

Maxaa ka jira in khilaaf uu soo kala dhex galay Dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga?

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wasiiru-dowlaha Arri,aha Dibedda ee Imaaraadka, Anwar Gargaash ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Warar soo baxay maanta ee lagu sheegay inay Xiiwsadka dhex aloosan tahay Imaaraadka iyo Sacuudiga. Qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka ee ah @AnwarGargash ayuu ku sheegay inay Warkaasi faafiyeen Wargeyska Al-khabar ee ka soo baxa Lubnaan iyo Wakaalladda […]

- Advertisement -

Wasiiru-dowlaha Arri,aha Dibedda ee Imaaraadka, Anwar Gargaash ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Warar soo baxay maanta ee lagu sheegay inay Xiiwsadka dhex aloosan tahay Imaaraadka iyo Sacuudiga.

Qoraal uu soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka ee ah @AnwarGargash ayuu ku sheegay inay Warkaasi faafiyeen Wargeyska Al-khabar ee ka soo baxa Lubnaan iyo Wakaalladda Wararka Iiraan ee Fars News Agency iyo Warbaahino kale.

- Advertisement -

Warbaahinta ayaa maanta qortay in la helay Dukumentiyo sir ah oo muujinaya inuu mugdi soo kala dhex galay Dowladaha Imaaraadka iyo Sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories