HomeCaalamkaDowladda Imaaraadka oo sheegtay in heshiiskii Dekada Berbera ay kala saxiixdeen Xukuumaddii...

Dowladda Imaaraadka oo sheegtay in heshiiskii Dekada Berbera ay kala saxiixdeen Xukuumaddii hore

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiiru dawlaha arimaha dibedda ee imaaraadka Dr.Anwar Qarqaash ayaa sheegey in ay heshiishka dekedda Berbera la galeen xukuumadii hore ee Soomaliya . Waxa uu kale uu raaciyey in ay taageersanyihiin Midnimada Soomaaliya oo aanay safaarad iyo qunsuliyad ku lahayn Somaliland . Sidaa waxa u ku sheegay mar uu u waramayey idaacadda BBC-da Laanteeda af carabiga. […]

- Advertisement -

Wasiiru dawlaha arimaha dibedda ee imaaraadka Dr.Anwar Qarqaash ayaa sheegey in ay heshiishka dekedda Berbera la galeen xukuumadii hore ee Soomaliya .

Waxa uu kale uu raaciyey in ay taageersanyihiin Midnimada Soomaaliya oo aanay safaarad iyo qunsuliyad ku lahayn Somaliland .

- Advertisement -

Sidaa waxa u ku sheegay mar uu u waramayey idaacadda BBC-da Laanteeda af carabiga.

Hadalka Wasiiru dawlaha arimaha dibedda ee imaaraadka ayaa imaanaya xili uu jiro khilaaf u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kaas oo saan saantiisa laga dareemay gudaha Magalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories