HomeWararDEG DEG:-Weerar Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

DEG DEG:-Weerar Goordhow ka dhacay duleedka degmada Balcad

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Wararka ka imanaya Deegaank Ilbaq oo dhanka Waqooyi ka Xiga Tuulada Gololeey Ee Degmad Balcad aya Sheegaya in Gaari ay Wateen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Wadada u Galeen Ciidamada Alshabaab. Wararka ayaa shegaya in Gaariga oo ahaa Nuuca ay Soomaalidu u taqaano Cabdi bile oo ay Wateen Ciidanka Dowlada ay Gubeen Alshabaab,Wararka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imanaya Deegaank Ilbaq oo dhanka Waqooyi ka Xiga Tuulada Gololeey Ee Degmad Balcad aya Sheegaya in Gaari ay Wateen Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Wadada u Galeen Ciidamada Alshabaab.

Wararka ayaa shegaya in Gaariga oo ahaa Nuuca ay Soomaalidu u taqaano Cabdi bile oo ay Wateen Ciidanka Dowlada ay Gubeen Alshabaab,Wararka ayaa intaa ku daraya inuu jiro Qasaaro kala duwan oo soo kala gaaray Dhinacyada Dagaalamay.

- Advertisement -

Dad Goob joogo yaal ah ayaa Xaqiijiyay in ay dhinteen 5 askari oo lasocday Gaariga la gubay sidoo kalena uu dhaawac soo gaaray Dad Shacab ah oo ka ag dhawa Goobta ay wax ka dheceen kuwaa soo hada lagu daweynayo MCH Ku yaala Tuulada Gololeey ee degmada Balcad.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories