HomeCaalamkaQaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ku nool dalka Libya oo Magangalo...

Qaar ka mid ah Qaxootiga Soomaalida ku nool dalka Libya oo Magangalo ka helaya dal kale

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Libya, kana diiwaan gashan Hay’adda UNHCR  ayaa la sheegay inay sugayaan in loo dhoofiyo dal 3-aad oo ay heleen Degaansho Qaxootinimo. Hadal ka soo baxay Hay’adda UNHCR ayaa lagu xusay inay rajeynayaan inay sannadkan dal 3-aad Dib-u-dejin ka siiyaan Qaxooti tiradooda u dhexeysa 5,000 ilaa 10,000 oo qof oo ku […]

- Advertisement -

Qaxootiga Soomaalida ee ku sugan Libya, kana diiwaan gashan Hay’adda UNHCR  ayaa la sheegay inay sugayaan in loo dhoofiyo dal 3-aad oo ay heleen Degaansho Qaxootinimo.

Hadal ka soo baxay Hay’adda UNHCR ayaa lagu xusay inay rajeynayaan inay sannadkan dal 3-aad Dib-u-dejin ka siiyaan Qaxooti tiradooda u dhexeysa 5,000 ilaa 10,000 oo qof oo ku sugan dalka Libya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxa Waaxda Arrimaha Qaxootiga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Libya, Jeneral Maxamed Bishir ayaa sheegay inay hoos u dhacday  tirada Qaxootiga Afrikaanka ee ay qabteen, tan iyo bishii May ee sannadkii hore.

Sarkaalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxa uu tilmaamay inay albabadda u laabeen 53 Xaruumood oo Qaxootiga lagu hayn jirey tan iyo bishii May ee sannadkii hore, isla markaana ay Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM iska kaashadeen sidii Boqolaal Qaxooti ah dib loogu ceelin lahaa dalalkooda hooyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories