HomeCaalamkaMuwaadin Somaali ah oo ku hanjabay inuu qarax ka geysanayo Maraykanka oo...

Muwaadin Somaali ah oo ku hanjabay inuu qarax ka geysanayo Maraykanka oo la xiray

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Saraakiisha Hay’adda Dembi-baarista Federalka Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen Cabdalla Axmed Cige oo deggan Gobalka Minnesota, kadib, markii uu Bartiisa Facebook-ga soo dhigay qoraal uu ku sheegay inuu qarxin doono Dhismaha Hoolka ee magaalladda Saint Cloud ee Gobalka Minnesotta. Eedeysanaha oo 25-jir ah ayaa sheegay inuu  Qoraalkaasi ugu dan lahaa inuu […]

- Advertisement -

Saraakiisha Hay’adda Dembi-baarista Federalka Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigeen Cabdalla Axmed Cige oo deggan Gobalka Minnesota, kadib, markii uu Bartiisa Facebook-ga soo dhigay qoraal uu ku sheegay inuu qarxin doono Dhismaha Hoolka ee magaalladda Saint Cloud ee Gobalka Minnesotta.

Eedeysanaha oo 25-jir ah ayaa sheegay inuu  Qoraalkaasi ugu dan lahaa inuu ku soo jeediyo Dareenka Hay’adda FBI-da, wuxuuna ku dooday in isaga Xag-jir laga dhigay.

- Advertisement -

Saraakiisha FBI-da  waxay Shandada Eedeysanaha ka heleen meel ku dhow Hoolka uu sheegay inuu qarxin doono, balse lagama helin wax  Qaraxyo ama waxyaabaha Kontorobaanka ah.

Wargeyska The Saint Cloud Times ayaa qoray inuu Eedeysanaha muteysan doono  8 sanno oo Xabsi ah ama ganaax lacageed oo dhan 13,000 oo Dollar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories