HomeCaalamkaGantaal ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta la beegsadeen Sacuudiga oo la burburiyey

Gantaal ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta la beegsadeen Sacuudiga oo la burburiyey

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Ciiddanka Difaaca Cirka ee Sacuudiga ayaa sheegay inay ka hortageen Gantaalkaasi oo noociisa ahaa Balaastik, kaasi oo ay Xuutiyiinta la beegsadeen magaalladda NAJRAAN  oo ku talla meel ku dhow Xadka Sacuudiga iyo Yemen. Afhayeenka Isbahaysiga Milliteriga Sacuudiga, Kolonel Turki Al-maaliki ayaa uga digay Maleeshiyadda Xuutiyiinta inay la kulmi doonaan cawaaqib-xumo, haddii ay mar kale Gantaallo […]

- Advertisement -

Ciiddanka Difaaca Cirka ee Sacuudiga ayaa sheegay inay ka hortageen Gantaalkaasi oo noociisa ahaa Balaastik, kaasi oo ay Xuutiyiinta la beegsadeen magaalladda NAJRAAN  oo ku talla meel ku dhow Xadka Sacuudiga iyo Yemen.

Afhayeenka Isbahaysiga Milliteriga Sacuudiga, Kolonel Turki Al-maaliki ayaa uga digay Maleeshiyadda Xuutiyiinta inay la kulmi doonaan cawaaqib-xumo, haddii ay mar kale Gantaallo ku soo ridaan Sacuudiga, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Fiidkii Axadda ee la soo dhaafay, Nidaamka Difaca ee Isbahaysiga Sacuudiga waxay burburiyeen 2-Gantaal oo ay Kooxda Xuutiyiinta ka soo tuureen magaalladad AL-MOKHA oo ku taalla Xeebta Galbeed ee Yemen.

Si kastaba ha ahaatee, Maleeshiyadda Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay 119 Gantaal oo Balaastik ah ku duqeeyeen Sacuudiga dhowrkii sanno ee la soo dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories