HomeCaalamkaDhageyso:-Dowladda Qatar oo Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay 30 Gaari+Sawirro

Dhageyso:-Dowladda Qatar oo Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay 30 Gaari+Sawirro

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Dowladda Dalka Qatar ayaa Talaadada Maanta ah waxa ay Maamulka gobolkan Banaadir ku wareejisay 30 Gawaarida loo yaqaano Baska,kuwaas oo dhowr maalin kahor laga soo dejiyey Dekada Weyn  Magalada Muqdisho. Gawaaridaan Basaska ah ayaa waxaa loogu talo galay in maamulka Gobolka Banadir uu ugu adeego Shacabka degan 17 degmo ee gobolkan Banaadir sida ay sheegeen […]

- Advertisement -

Dowladda Dalka Qatar ayaa Talaadada Maanta ah waxa ay Maamulka gobolkan Banaadir ku wareejisay 30 Gawaarida loo yaqaano Baska,kuwaas oo dhowr maalin kahor laga soo dejiyey Dekada Weyn  Magalada Muqdisho.

Gawaaridaan Basaska ah ayaa waxaa loogu talo galay in maamulka Gobolka Banadir uu ugu adeego Shacabka degan 17 degmo ee gobolkan Banaadir sida ay sheegeen Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la wareegay basaskaan, kadib markii ay wareejisay Safaarada dowladda Qatar ay ku leedahay Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale 30-ka Bas ee Maanta Maamulka Gobolka Banaadir lagu wareejiyey ayaa inta Dowladda Hoose ee Xamar ka qaadatay marka laga reebo inta kale la filayo in lagu wareejiyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Sikasataba dowlada Qatar ayaa ka mid ah dowladaha taageera Soomaaliya,iyada oo xiriir dhaw la leh Madaxda hadda talada dalka heysa,xilli uu jiro khilaaf waqtigaan u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo ka mid ah Wadamada Carbeed ee sheegay in ay xiriirka u jareyn dowladda Qatar.

- Advertisement -

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya Cusmaan Maxamed Cabdi(Daalo) ayaa ka hadlay goobta Maanta dowladda Qatar ay Gaadiidak ugu wareejisay dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo sawirarda Gaadiidka lagu wareejiyey Gobolka Banaadir.

 

 \

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories