HomeWararDhageyso:-Sanoter Aqalka Sare oo taageeray mowqifka Puntland ee Imaaraadka

Dhageyso:-Sanoter Aqalka Sare oo taageeray mowqifka Puntland ee Imaaraadka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Kadib shir jaraa’id uu Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari  uu ku qabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Gaas oo uu ku taageeray Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa Go’aankaas ku raacay Sanoter ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya. Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile ayaa sheegay […]

- Advertisement -

Kadib shir jaraa’id uu Maanta Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari  uu ku qabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Gaas oo uu ku taageeray Dowladda Imaaraadka ayaa waxaa Go’aankaas ku raacay Sanoter ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile ayaa sheegay in Imaaradka uu yahay dal siweyn u taageeray Puntland,isla markaana asyan jirin cid ay ku doorsanayaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Imaaraadka uu waligiis gacanweyn siin jiray Maamulka puntland,isla markaana sinaba asyan u kala goeyn sida uu hadalka u dhigay.

Weli Dowladda Federaalka Soomaaliya Madaxdeeda kama hadlin Go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Maamulka Puntland ee uu ku difaacay Imaaraadka Carabta,iyada oo uu jiro khilaaf u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Hoos Ka Dhageyso Codka Sanoter-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories