HomeCaalamkaUrurka Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in la taageero Golaha Fulinta...

Ururka Jaamacadda Carabta oo ku baaqay in la taageero Golaha Fulinta iyo Barlamaanka Federalka Somalia

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

War-murtiyeed ay Hoggaamiyayaasha Carabta ka soo saareen Kulankii xalay ugu dhamaaday magaalladda Dhahraan ee dalka Sacuudiga ayaa waxay ugu baaqeen Dowladaha Carabta iyo Xoghaynta Ururka Jaamacadda Carabta inay taageero Siyaasadeed, qalab iyo faarsamo siiyaan Hay’addaha Xukuumadda Federalka iyo Labada Gole ee Barlamaanka, si ay awood ugu helaan inay sii waadaan dadaalka Siyaasadda iyo Ammaanka. Baaqa […]

- Advertisement -

War-murtiyeed ay Hoggaamiyayaasha Carabta ka soo saareen Kulankii xalay ugu dhamaaday magaalladda Dhahraan ee dalka Sacuudiga ayaa waxay ugu baaqeen Dowladaha Carabta iyo Xoghaynta Ururka Jaamacadda Carabta inay taageero Siyaasadeed, qalab iyo faarsamo siiyaan Hay’addaha Xukuumadda Federalka iyo Labada Gole ee Barlamaanka, si ay awood ugu helaan inay sii waadaan dadaalka Siyaasadda iyo Ammaanka.

Baaqa waxaa kaloo lagu sheegay in Xukuumadda iyo Golaha Sharci-dejinta laga taageero Dib-u-dhiska  Hay’addaha Dowladda, Dhamaystirka Dastuurka KMG, Isbedelka Qeybta Ammaanka, dhismaha Xisbiyadda Siyaasadda, Hufnaanta iyo Isla-xisaabtanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hoggaamiyayaasha Carabta waxay ku baaqeen in DFS loo fidiyo Taageero Degdeg ah oo dib loogu dhisayo Ciiddanka Ammaanka iyo Hay’addaha Milliteriga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories