HomeCaalamkaSawirro:-Xulka Soomaaliya oo loo soo celiyey dhibcihii kulankii ay la Ciyaartay Itoobiya

Sawirro:-Xulka Soomaaliya oo loo soo celiyey dhibcihii kulankii ay la Ciyaartay Itoobiya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciyaar xiiso badan ayaa shalay dhexmartay Xulalka 17 jirada ee Soomaaliya iyo Itoobiya taas oo ka dhacday Magalada Bujanbura ee dalka Burundi. Kulankaas xiisaha badnaa ayaa waxaa markii hore badiyay Ciyaaryahanada dalka itoobiya,iyaga oo ku badiyey 3-1 markii ay ciyaartii soo dhamaatay waxaa dacwad gudbisay Xulka Soomaaliya taas oo ku saabsan in Xulka Itoobiya ay […]

- Advertisement -

Ciyaar xiiso badan ayaa shalay dhexmartay Xulalka 17 jirada ee Soomaaliya iyo Itoobiya taas oo ka dhacday Magalada Bujanbura ee dalka Burundi.

Kulankaas xiisaha badnaa ayaa waxaa markii hore badiyay Ciyaaryahanada dalka itoobiya,iyaga oo ku badiyey 3-1 markii ay ciyaartii soo dhamaatay waxaa dacwad gudbisay Xulka Soomaaliya taas oo ku saabsan in Xulka Itoobiya ay safteen Ciyaartoy ka weyn da’da 17 Sano jirada.

- Advertisement -

Kadib baaris ay sameeyeen Xiriirka Cecafa ayaa lagu xaqiijiyey in Xulka Itoobiya ay u Ciyaareen saddex Ciyaaryahan oo Da’da 17 jirka ka weyn,waxayna go’aamiyeen in Saddexdii dhibcood Soomaaliya loo soo celiyo Saddex Goolna loo raaciyey.

Sidoo kale waxay xiriirka Go’aamiyeen in Saddexdii Ciyaartooy dib loogu celiyo dalkooda Itoobiya halka xulka Itoobiya lagu ganaacay lacag dhan Shan Kun oo Dollar.

Xulka Soomaaliya ayaa rajadooda waxa ay ku xiran tahay labada kulan ay la ciyaari doonto Martigeliyasha tartanka  ee Burundi iyo Xulka Kenya oo saddex dhibcood heysta horayna uga soo adkaaday dalka Burundi.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories