HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Ciraaq oo sheegay inay DFS ka taageeri doonaan La-dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha dalka Ciraaq oo sheegay inay DFS ka taageeri doonaan La-dagaalanka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha dalka Iraq, FU’AAD MASUUM ayaa hadalkaasi ku dhawaaqay, kadib, markii uu Madaxweyne Farmaajo isku arkeen Shirweynihii 29-aad ee Madaxda Dowladda Carabta ee shalay lagu qabtay magaalladda DHAHRAAN ee dalka Sacuudiga. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dalka Iraq oo ay Wakaalladda Wararka ee Qaeanka Iraq ee  the Iraqi National News Agency (NINA) ayaa lagu sheegay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Iraq, FU’AAD MASUUM ayaa hadalkaasi ku dhawaaqay, kadib, markii uu Madaxweyne Farmaajo isku arkeen Shirweynihii 29-aad ee Madaxda Dowladda Carabta ee shalay lagu qabtay magaalladda DHAHRAAN ee dalka Sacuudiga.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dalka Iraq oo ay Wakaalladda Wararka ee Qaeanka Iraq ee  the Iraqi National News Agency (NINA) ayaa lagu sheegay inuu Madaxweynaha Iraq carrabka ku dhuftay inay Somalia u fidin doonaan dhamaan wixii Taageero ah Dagaalka lagula jiro Alshabaab iyo soo-celinta Deganaanshaha Somalia iyo Mandiqada, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Labada Madaxweyne waxay kaloo ka wada hadleen qaababka loo xoojin karo Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ammaanka ee u dhexeeya labada Waddan.

Dhinaca kale, Nadaxweyne Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Xiriirka Walaaltinimo ee Somalia iyo Iraq, wuxuuna ku baaqay in la ballaariyo Iskaashigaasi, gaar ahaan sidii Dowladda Iraq looga faa’ideysan lahaa Khibradooda Milliteri iyo Sirdoonka, si looga guuleysto Dagaalka Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories