HomeWararKooxo hubeysan oo Caawa dilka geystay Magalada Muqdisho

Kooxo hubeysan oo Caawa dilka geystay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Caawa degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen wiil Dhalinyaro ah oo Goob Istudio ah ku lahaa degmadaas. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in kooxaha ku hubeysnaa Bustooladaha ah Goobtiisa Ganacsi ay ugu taageen,waxana la sheegay in uu ahaa Wiilkaas mid caanka ahaa degmada Boondheere,isla markaana […]

- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Caawa degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen wiil Dhalinyaro ah oo Goob Istudio ah ku lahaa degmadaas.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in kooxaha ku hubeysnaa Bustooladaha ah Goobtiisa Ganacsi ay ugu taageen,waxana la sheegay in uu ahaa Wiilkaas mid caanka ahaa degmada Boondheere,isla markaana Magaciisa lagu soo gaabiyey  Halooyeelo.

- Advertisement -

Dilka oo ka dhacay Dalcada degmada Boondheere ayaa waxaa ka soo baxaya  Warar kala duwan dadka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in markii hore dhaaawac ahaan loo qaaday halka dadka qaar ay sheegeen in isla goobta uu ku geeriyooday.

Kooxihii ka dambeeyey dilka Wiilkaas dhalinyarad ah ayaa Goobta isaag baxsaday,waxan la soo sheegayaa in haatan Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay baaritaano ka wadaan halkii uu dilka ka dhacay.

Dilka Caawa ka dhacay degmada Boondheere ayaa ku soo aadaya xili xalay Xaafada Odweyne ee Degmada deeyniile lagu dilay Macalin Bare ka ahaa Jaamacadda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories